Abaabulka Banaan bax ka dhan ah Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo socda 

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo abaabulka banaan baxyo ka dhan ah Madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug Axmed Qoor Qoor. Banaan baxa ayaa lagu soo waramayaa in abaabulayaan kooxda Ahlu Sunna uu Hogaamiyo Macalin Maxamuud, waxa ayna kooxdan oo hada awoodii ay lahaayeen ay yaraatay … Continue reading Abaabulka Banaan bax ka dhan ah Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo socda